Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб nimco jaamac mala dhacay | ma la dhacay | nimco jaamac migil qaraami | Neima Djama | Nimca Jaamac в хорошем качестве

nimco jaamac mala dhacay | ma la dhacay | nimco jaamac migil qaraami | Neima Djama | Nimca Jaamac 1 год назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса savevideohd.ru



nimco jaamac mala dhacay | ma la dhacay | nimco jaamac migil qaraami | Neima Djama | Nimca Jaamac

HEESTA : Ma la dhacay suntiisii LUUQDA: NIMCO JAAMAC MIGIL LYRICS: DHUGMAAL LYRICS QORAALKA HEESTA (LYRICS) Caashaqii sannada badan Siliciyo dhibta i baday Sakaraadka ii riday Inuu suuray moodoo Anoon gaadhin laba subax Durba ma igu sara kacay Surma seegto igu qabay Ma salaamay waaberi Anigoon sirtii qabin Soo noqoy jacaylkii Ma la dhacay suntiisii ************************ Way sitaa wadnaha saaf Aakhiro salkeediyo Wedkii kama sokeeyee Sidaan ahay haddaan go’o Dadka waxaa su’aashaan Caashaqu ma seexdaa ? Salawaadka Nebigiyo (NNKHA) Qardhaasuhu ma saaraan ? Anigoon sirtii qabin Soo noqoy jacaylkii Ma la dhacay suntiisii ! #dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics

Comments