Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб haduu dhugato geel qabo lyrics , maxamed cali burco heesta dhaqtar baa isku keen qoray , hees macaan в хорошем качестве

haduu dhugato geel qabo lyrics , maxamed cali burco heesta dhaqtar baa isku keen qoray , hees macaan 2 года назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса savevideohd.ru



haduu dhugato geel qabo lyrics , maxamed cali burco heesta dhaqtar baa isku keen qoray , hees macaan

HEESTA: Haduu Dhugato Geel Qabi ERAYADA: Abwaan Calanle Muuse LUUQDA: Maxamed Cali Burco LYRICS : Dhugmaal Lyrics QORAALKA HEESTA (LYRICS ) ✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️ Haduu dhugato geel qabo Ma dhadhamiyo geedaa Wuu gadaasha dhuubtaaye Ana cudurka igu dhacay Waa mid igu dhamaadoo Waaba laygu dheeryoo Ku dhadhabay aroosaan Dhinacay isa saaree Mal dhaayahaygaay Calaf lagama dhuuntee Kitaabaysu keen dhigay Dhakhtar baysu keen qoray Adna wali ma dhaadanid Maydhanaanka geeliyo Sida dhayda caanaha Looma dhamo jacaylkoo Laguma dhaashto caashaqa Dhayal haw malaynine Dhuuxiyo lafahiyo Waa wax dhiiga kaa jaqa Caafimaadka kaa jara Mala dhaayahaygaay calaf lagama dhuuntee Kitaab baysu keen dhigay Dhakhtar baysu keen qoray Adna wali ma dhaadanid Sida ruux la dhalaybaan Kuu dhadhoodiyaayoo Dhabta kugu hayaayoon Dhibta kaa ilaashaa Sida ruux dhalaanoo Hurdo looga dhaartaa Hadba dhinacyadiisiyo Wadna kugu dhaweeyaa Maladhaa yahaygaay Calaf lagama dhuuntee Kitaab baysu keen dhigay Dhakhtar baysu keen qoray Adna wali ma dhaadanid #dhugmaal_lyrics #burco

Comments