Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб IMTIXAANKA DOWLADDA 2022 | CHEMISTRY | 01 в хорошем качестве

IMTIXAANKA DOWLADDA 2022 | CHEMISTRY | 01 2 года назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса savevideohd.ru



IMTIXAANKA DOWLADDA 2022 | CHEMISTRY | 01

Kani waa muuqaalka 1aad ee muuqaalo taxane ah oo aan kaga jawaabeyno imtixaanka maadada Chemistry ee Fasalka Form Fourka ay qaadey sanad dugsiyeedka 2021-2022. #ImtixaankaChemistry #ImtixaankaDowladda #UstaadSaciid _____________ Sahan Academy waa Akadeemiyad bixisa Hab Online ah iyadoo isticmaaleysa Baraha ay bulshada kuwada xiriirto. Courses-ka Sahan Academy ay bixiso waxay isugu jiraan Diploma Iyo Short Courses. Diploma Programs: ✅Diploma of Science Biology & Chemistry. ✅ Diploma In Public Health. ✅ Diploma In General Nursing. ✅ Diploma In Food Science and Nutrition. ✅ Diploma in Pharmacology. ✅ Diploma In Computer Application. ✅ Diploma In Computerized Accounting. ✅ Diploma in Multimedia Short Course: Health ☑️Public Health. ☑️Pharmacology. ☑️ Human Nutrition. ☑️ Epidemiology. ☑️ MCH care. ☑️ Vaccination. ☑️Basic Nursing Skills. ☑️ Anatomy & physiology. ☑️Fundamentals of Nutrition. Computer ✔️Basics of computer. ✔️ Microsoft Excel professional. ✔️ Preparing CV. ✔️ Essentials of Computer Applications. Scientific and languages 🖊️Biology Form 1 illaa Form 4. 🖊️ Chemistry Form 1 illaa Form 4. 🖊️ English For Beginners. Free Seminars: ✔ Malaria Prevention, Management and Control (   • FULL TRAINING | MALARIA PREVENTION, M...  ) ✔ Basic Principles of Pharmacology (   • FREE ONLINE SEMINAR | BASIC PRINCIPLE...  ) ✔ CV Preparation (   • BARASHADA DIYAARINTA CV | FULL TRAINING  ) iyo kuwa kale oo dheeri ah. _____________ Waxaan si diiran kaaga codsaneynaa inaad muuqaalka la wadaagto asxaabtaada oo aad #share dhahdo si ay ugu faaideystaan, sido kale muuqaalka #like inaad saarto waxay ay nagu dhiiragelineynaa inaan muuqaalo badan soo gelino, haddii aadan kamid aheyn asxaabteena fadlan nagu soo biir oo kudhufo #Subscribe sido kale furo gambaleelka si aad uga mid noqoto daawadayaasha ugu horeeya ee hela muuqaalada aan soo gelino channelka. Mahadsanid OurSocialMedia Facebook:   / sahanacademy   Intgram: https://intgram.com/Sahanacademy Twitter:   / sahanacademy   Youtube:    / sahanacademy   Snapchat:   / sahanacademy   Telegram: https://t.me/sahanacademy WhatsApp: https://Wa.me/252616861376 Call: +252616861376

Comments