Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб Dagaalka Israel iyo Xizbullah oo xoogeystay | Qubanaha VOA в хорошем качестве

Dagaalka Israel iyo Xizbullah oo xoogeystay | Qubanaha VOA Трансляция закончилась 18 часов назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса savevideohd.ru



Dagaalka Israel iyo Xizbullah oo xoogeystay | Qubanaha VOA

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Dagaalka Israel iyo Xizbullah oo xoogeystay, xiisadda mooshinka madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Israel oo duqeyn cusub ka fulisay Gaza, kuna dishay 18 qof, iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:10 Mooshinka madaxweyne ku-xigeenka Kenya 05:20 Israel oo duqeyn cusub ka fulisay Gaza 09:15 Dadka Lubnaan oo u qaxaya dalka Turkiga 12:06 Duufaanta Milton oo ku wajahan Florida 14:28 Trump oo qalabka COVID-19 siiyey Putin 17:02 QM oo hakineysa gargaarkii gobolka Amxara 19:27 Uurka gabdhaha da'da yar ee dalka Tanzania 24:17 Muhiimadda gobolka Arizona ee doorashada Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali   🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali   🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali   🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali   🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali   VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Comments