Русские видео

Сейчас в тренде

Иностранные видео


Скачать с ютуб HASSAN GANTAAL IYO KIIN JAAMAC -BAL DAREEN (OFFICIAL VIDEO ) в хорошем качестве

HASSAN GANTAAL IYO KIIN JAAMAC -BAL DAREEN (OFFICIAL VIDEO ) 1 месяц назад


Если кнопки скачивания не загрузились НАЖМИТЕ ЗДЕСЬ или обновите страницу
Если возникают проблемы со скачиванием, пожалуйста напишите в поддержку по адресу внизу страницы.
Спасибо за использование сервиса savevideohd.ru



HASSAN GANTAAL IYO KIIN JAAMAC -BAL DAREEN (OFFICIAL VIDEO )

MAHAD NAQ AYSHA FAAY KIIN JAAMAC CALI HAYBE ABWAAN JAAMAC MADOOBE FARAS KENYA 🇰🇪 Dunidayda quruxdii daartayeey Markii aan ku doortaan kala dagoo Waxaan galay dugsiiyaay dayr janna Farxadayda diricii doojiyoow Adigaa dadaaloo doonistii Dar dar galiyay ruuxdoo aan dayicin Hadal kaaga dabacsani way dabiib Daal ka iyo xanuun kaba daawo u ah Oo maqal ka deeqee hayga deyn Naf ku doogsanaysaa daydaydee Dar ilaahay mooyee doorkalaba Daymada kalgacal leh hayga dayn Oo dareen jacayl koo ila dareen Xiisahaan dartaa qabo ila dareen Oo wayga daacade ila dareen Farxadeena door ka ah ila dareen Magacaaga dahabkaa diirka iyo Meelbaan ku daabacay durugsanoo Duniduba malayn karin daayin abid Dejiha xiskaygiyoow diiftiroow Alla derejo siiyohow ii damqada Waxaan qof kuu diran dacal kastaba Dabaylaha jacaylkee dookhu wado Haynala dawaafaanee dawooy Durdurada kalgacalkana saar dibnaha Naxariis da'weyniyo daacadnimo Nafta aad ku dayrtaa deeqsiyoow Dadka kuugu jecelee daadahee

Comments